Hay’adda Socdaalka oo hirgelisay Xarunta ka jawaabista Cabashooyinka (Sawirro)

Xaruntaani waxay timid kadib markii dardargelin lagu sameeyay shaqada Hay’adda Socdaalka iyo jinsiyadda, taas oo ka dhalan karto cabashooyin ka soo laabto adeegyada Socdaalka iyo Baasaboorka. Muhiimadda koobaad ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee ku aadan xaruntaan cusub waa in dadka cabashada qaba iyo Hay’adda aan loo dhaxeynin oo ay si toos ah ula soo … Continue reading Hay’adda Socdaalka oo hirgelisay Xarunta ka jawaabista Cabashooyinka (Sawirro)